Warar cusub oo ka soo kordhay dayuuradii burburtay ee Ethiopian Airlines

Waxaa weli iska soo daba dhacaya wararka la xiriira dayuuradii Ethiopian Airlines ee shalay ku burburtay duleedka magaalada Addis ababa taasoo ay ku dhinteen 157 qof oo la socotay. Shirkadda dayuuradaha Ethiopian Airlines ayaa goor dhow boggeeda Twitterka ku shaacisay in la helay sanduuqa madow ee dayuurada oo ilaa shalay la baadi goobayey. Afhayeen u … Continue reading Warar cusub oo ka soo kordhay dayuuradii burburtay ee Ethiopian Airlines